Amaano Quran Online oo fursad qaali ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed iyo Caruurtooda

Amaano Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka . Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba. Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada iyo tarbiyadda ubadka.  Dugsigu … Continue reading Amaano Quran Online oo fursad qaali ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed iyo Caruurtooda